Taageer Difaacaha Soomaliya!

Jaaliyada Somalida Denver Colorado 
Thank you
March 16, 2019 Fundraising 
we raised $4,441 

Taakuleenta Ciidanka

UJEEDADA LOO AAS AASAY GUDIGA

Iyadoo ay Ciidamada Qaranku kula jiraan cadawga dagaal ba’an Dowladuna u dadaaleyso, laakiin dhuruufa dhaqaale ee jira waqtiga xaadirka ah awgood aanay wada dabooli Karin baahiyaha kala duwan ee Ciidamada, waxaa loo baahanyahay in ay shacabka Soomaaliyeed ka qeyb qaataan taakuleynta Ciidamadooda.

Aragtida

Helitaan ciidan qaran eyadoo isku tashanayso si loo helo ciidan qaran mideysan, qalabeysan ka shaqeeya nabadgalyada, xasilinta qaranka

taakulee ciidankaada

ilaa hadda...

$ 0
Ujeedada
0
Taakuleenta
$ 0
La aruuriyay