Taakulee Ciidankaada!

Dal Walba dadkiisaa dhisa. Ciidan noqo ama taakuleyeeye.
Walaalayaal dalkeena iyo dadkeena anaga ayaa umaqan.

Amniga dalka waxaa soo celin kara Ciidanka Xoogga Dalka oo ladhiso agabkoodana loo dhameystiro.  Habada yaa laga rabaa inay u dhameystraan agabkaas, hadey noqon lahayd, Caafimaad, daryeelka ilmahooda, daryeelka dhaawacooda iyo dhiirigalintooda. Muwaadin Waa ANIGA waa ADIGA. 

AWOODAADA MAHAN MIDAAD WADATO EE WAA MIDDA KU GARABTAAGAN (isku duubni waa dahab dadka yagow)

Taakuleen markaan lee nahay waxaa ka hadlaynaa ciidanka oo dhan  markii lagu daro Policeka iyo Asluubta. 

Taa kuleenta Waxaa ka mida

       : Balaarid iyo qalabeyn Isbitaalka Xoogga

       : Dhisida Bankigga Dhiiga 

       : Daryeelida Caruurta ciidama iyo Qoysaskooda

       : Dhiiri galin wacyigalin

       : Wacyigalinta akhlaaqda wanaagsan iyo ku dhaqanka diinta Islaam

 

Donate EVC/TAAJ +252 613056222

Hawaladaha:

Amal Account Name: Guddiga Taakuleynta iyo wacyi-gelinta Ciidanka Qaranka

 reference person: General director of the committee: Gen. Ahmed Jama Muuse
  Account No: 135117 
  Location: Muqdishu-Somalia

FAAH FAAHIN:  xawaaladkasta telephone ka waa ku shubi kartaa lambarka kor kuqoran