DANAB oo Al-shabaab deegaanno cusub ka qabsaday

  • admin 

Afhayeenka Howlgallada XDS Dhamme Cabdi Cali Raage oo SNTV u sheegay in ay qabteen gaari Booyad ah oo ay argagixisadu ku soo xireen Qaraxyo, ciidankuna ay mel cidlo ah ku Qarxiyeen, sidoo kalena ay la wareegeen deegaanno hor leh

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *