Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo ka qeybgalayey 59-guurada kasoo wareegatay Aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka. waxa uu sheegay in Kooxaha Nabad diidku aysan awoodin inay dagaal toos ah la galaan Ciidamada Qalabka Sida, waxaana uu xusay Madaxweynuhu in Ciidanka Xoogga loo tababarayo hab u sahalaya dabargoynta kooxaha Argagixisada ah ee wali Soomaaliya ku dhuumaaleysanaya.

1 thought on “Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isaga oo ka qeybgalayey 59-guurada kasoo wareegatay Aas-aaskii Ciidanka Xoogga Dalka. waxa uu sheegay in Kooxaha Nabad diidku aysan awoodin inay dagaal toos ah la galaan Ciidamada Qalabka Sida, waxaana uu xusay Madaxweynuhu in Ciidanka Xoogga loo tababarayo hab u sahalaya dabargoynta kooxaha Argagixisada ah ee wali Soomaaliya ku dhuumaaleysanaya.”

Leave a Reply

Your e-mail address will not be published. Required fields are marked *